Saxilnews.com
Deg Deg :- Madaxweyne Farmaajo Oo Hada Ka Hadlay Waxuu Ka Yeeli Doono Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya
February 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Madaxweynaha cusub ee dalka Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ka

hadlaayey munaasibad maanta lagu caleemo saraayey oo ka dhacdey magaalada Moqdisho waxaa uu ka hadley waxaa ay xukumadiisa cusub ka yeeli doonto wada hadaladii u socdey Somaliland iyo Somaliya

Muddane Farmaajo ayaa waxaa uu si cad u sheegay in ay xukuumadiisu sii wadi doonto wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo hada hakad ku jira si looga gaadho buu yihdi natiijo dhab a

COMMENTS
Latest News