Saxilnews.com
Deg Deg Laba Beelood Oo Wadda Daga Tuulooyinka Hoos Yimaadda Degmadda Ceel-Af-weyn Oo Dagaal Ka Dhex Qarxay + Khasaaraha Halkaasi Ka Dhashay
August 31, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Ceel Af-weyn(Saxilnews)War Deg Deg Ah Xafiiska Warqabadka Shabakadda Caalamiga Ah Ee Saxilnews.com Waxa Soo Gaadhaya  Dagaal Goor Dheweyd dib uga Bilaabmey Degmada Dararweyne iyo Tuulada Dogoble wuxu Sheegayaa In ay dib isugu noqdeen labadii beelood ee dhawaan halkaasi isku laayay warka hadda aan ka helayno deegaankaasi dagaalku ka socdo ayaa sheegaya in ay hadda halkaasi ku dhimatay sadex qof halka laba qof dhaawac yihiin..

Kala Soco Wixi Warar Ah Ee Ku Soo Kordha Arinkaas Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News