Deg Deg:- Jamaal Cali Xuseen Oo Laga Horjoog Saday In Uu Gudaha U Galo Xarunta Guud Ee Xisbiga UCID Iyo Ciidan Uu Dalbaday Oo U Juuqi Waayey

0
15

Hargaysa (Saxilnews.com)-Deg Deg:- Jamaal Cali Xuseen Oo Laga Horjoog Saday In Uu Gudaha U Galo Xarunta Guud Ee Xisbiga UCID Iyo Ciidan Uu Dalbaday Oo U Juuqi Waayey . Deg Deg:- Jamaal Cali Xuseen Oo Laga Horjoog Saday In Uu Gudaha U Galo Xarunta Guud Ee Xisbiga UCID Iyo Ciidan Uu Dalbaday Oo U Juuqi Waayey

Iminka xarunta Guud Ee Xisbiga UCID Waxa naga soo gaadhaya warar sheegaya in jamaal cali xuseen loo diiday in uu galo Xarunta xisbiga UCID Iyadoo horena loo sheegay in aanu ku hadli karin afka Xisbiga
Jamaal ayaa la sheegay in uu taleefankiisa gacanta ka dalbaday Ciidan boolis ah oo u soo gurmada balse waxa la sheegay in ciidanku u juuqi waayeen mar hadii aanu jirin sharci ay u dhex galaan khilaafka xisbiga UCID
Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Gidaarka al-baabka xisbiga laga soo galo lagu qoray Liiska magacyada xubno aan lo ogolayn in ay Gudaha xisbiga soo galaan oo uu ka Mid yahay Siyaasigii la caydhiyey ee Cali Gurey iyo masuuliyiin kale
Xisbigu weli muu soo saarin war faah faahsan oo ku saab san dhacdadan iyo qaabka ay u dhacday balse waxay muujinaysaa in jamaal lagaga awood roonaaday Xisbiga UCID

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here