Saxilnews.com
DEG DEG :- IMTAXAANKII SHAAHADIGA AH EE DUGSIYADA DHEXE IYO SARE EE SOMALAND OO LAGU DHAWAAQEY + MAGACAYDA ARDEYDA IYO SCHOOLDA KAALMAHA HORE GALAY.
August 11, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNEws):- Wasaarada waxbarshada iyo xafiiska imtaxaanadka Somaliland ayaa waxaa ay si wada jir ah ugu dhawaaqeen natiijada imtaxaanki shaadiga ah ee  dusgida dhexe iyo sare ee Somaliland .

imtaxaan s

Gudoomiyaha imtaxaanadka Somaliland Daa,uud Axmed Faraax oo ku dhawaaqey natiijada imtaxanaadaasi ayaa waxaa uu  ugu horeyn akhriyey 10 ardey ee dalka oo dhan ugu sareeyey waxaaana ay kala yahiin

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Iyo Dugsiyada Dalka Oo Dhan Ugu Sareeyey

imtaxaanad

Halkan Hoose Ka Akhriso Liiska 10 Ardey Ee Ugu Sareeyey Dugsiyada dhexe

im22 

Fiiro Gaar Ah : Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan 

Xigasho IlaysNews

COMMENTS
Latest News