Saxilnews.com
Deg Deg :-Gurigii Labaad Ee Wiig Gudihii Laydh Qabsado Kuna Dhintaan Sadex Caruur Ahi Iyo Khasaaraha Oo Intaa Ka Badan
October 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)- Alle ha u naxariistee waxa barqaddii maanta Dab ku qabsaday Saddex Caruura Guri ku yaalo Xaafada Sheedaha ee Magaalada Hargaysa ka dib markii uu Xadhig laydh qabsaday,

Ciidanka Dab-damiska ayaa dadaal u galay sidii ay u bakhtiin lahaayeen dabkaasi oo ay si aanu u fidin.

Dhawaan ayay ahayd markii uu siddan oo kale uu Dab u qabsaday Jiingad ku taala Xaafada Jigjiga yar ee Magaalada Hargaysa, ma jirto wali cid ka hadashay Dhacdadani oo ka tirsan Xukumadda Siilaayo

Waxii warar  so kordha kala soco Saxilnews.com

COMMENTS
Latest News