Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaauu maanta xil u magacaabey mid ka mid ah salaadiinta Somaliland .

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa suldaanka uu xilka u magacaabey uu yahay Suldaan Abu Sufyaan oo ka mid ah saladiinta beesha gabooye waxaana uu u magacaabe Lataliyaha Dhinaca Dhaqanka Iyo Shareecada Ee Musharaxa Madaxwayne Xisbiga Ucid
Halkan Hoose Ka Akhri Warqada Magacaabista








