Saxilnews.com
DEG DEG :- GUDOOMIYAHA XISBIGA WADDANI OO MAGACAABIS SAMEEYEY
August 14, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):-  Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxaa uu maanta magacaabay Guddiga Dhamaystirka Qabyo-qoraalka Barnaamijka Siyaasiga ah ee Xisbiga WADDANI.

 

Halkan Hoose Ka Akhri Warqada Magacaabista

maga

 

 

COMMENTS
Latest News