Saxilnews.com
Deg Deg Gudoomiyaha Garabka Dhaliyaradda Xisbiga Ucid Ee Dalka Swedon Oo Is Calisilay
November 15, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Sawedon(Saxilnews) Deg Deg Gudoomiyaha Dhaliyaradda Xisbiga Ucid Ee Dalka Swedon Oo Is Calisilay

Marka koowaad Alle ayaa umahadinayaa . Mar 2 waxan umhd celinayaa cidkasta oo daacad ka ahayd Xisbiga Ucid Rabteyna inay hesho Isbadal Siyaasadeed oo Caafimaad Qaba!! Hadaan u soo noqdo Maqaalkeygan Aniga oo ah Mohamed Abdikerim Bulshaawi Ahna Godomiyaha Dhalinyarada ee X.Ucid wadanka Sewdan waxan ku cadaynayaa in aan maanta oo ay taariikhdu tahay 15 november 2016. In aan iska cadilay Xilkii aan u hayey Xisbiga isla markaana aan ka baxay Xubibamadii Xisbigaas Ucid. Kadib markaan arkey in Xisbigii hanaan socodkiisii iyo Ziyaasadiisii Qaranimo inaanay dhaafayn in xisbigu Shaqsi u qoorxidhnaado. Hankayagii isbadaldoona aanu gaadhi Karin ayaan go.aan sadey inaan ka tanaasulo . Gankayga siyaasadeedna waan ka fiirsan doonaa halkaan fadhiisanayo Dhamaan Umada reer soomaliland wan salamayaa Sigaara waxan ku leehay Dhalin yarada yaan la niyad jabi waanad mhdsan tihiin Allaaa mhdleh By. Mohamed Abdikarem Bulshaawi

COMMENTS
Latest News