Saxilnews.com
DEG DEG Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In uu Hargeysa Ku Casuumayo Cabdikariin Qalbi Dhagax
July 14, 2018 - Written by editor

Hargeysa (saxilnews.com)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu magaalada Hargeysa uu ku caasumaayo Cabdikariim Qalbi Dhagax oo uu sheegay in dawlada Somaliya iyo Farmaajo ay u dhibeen dawlada Itoobiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News