Saxilnews.com
DEG DEG : DEGMADA CEEL AFWEYN EE GOBALKA SANAAG OO DAGAAL KA BILAABMAY + XALADAHII U DANBEEYAY
August 4, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Ceel Afweyn (SaxilNews):- war deg deg ah oo hada soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada SaxilNEws waxaa uu sheegaya in  goor dhaweyd uu dagaal ka bilaabmey degmada Ceel Afweyn oo ka tirsan gobalka Sanaag

da1

Dagaalkan ayaa waxaa uu yahay mid u dhexeeya labada beelood oo  halkaasi wada degan waxaana wararku ay sheegayan in hada ay goobta u gurmadeen ciidamada Booliska iyo ciidamada qaranka Somaliland isla markaana ay kala dhex galeen labadaas beelood ee dirirtu dhex martey

da2

Sida aanu  wararka ku helayno ma jiraan wax khasaare ah oo dhimasho iyo dhawaac ah oo dagaalkaasi ka dhashey
Fiiro Gaar Ah :- Waxii warar ah ee ka soo kordha warkan kala soco wararkayga danbe Insha Allah 

COMMENTS
Latest News