Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- :- Xisbiga UCID Oo Ku Dhawaaqey In Uu Xilkii Ka Qaaday Qaar Ka Mid Ah Maayarada Dalka Iyo Danibga Ay Ku Eedeyeen 
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews): – Masuulyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay

maanta ku dhawaaqeyn in ay xasanadii kala noqdey qaar ka mid ah maayarada dalka iyo xildhibaanada golaha deeganka .

Xisbiga UCID ayaa waxaa uu xildhibaanadaas iyo maayaradaas ku eedeyey in ay jabiyeen xeerkii dalka u yaalay isla markaana xisbi aanay ka soo bixin ay ku biireen oo ah xisbiga Kulmiye.

 Sidoo kale xisbiga UCID waxaa uu sheegay in qaabka kasta oo sharaci ay u mari doonan kala noqoshada xasanadii xildhibaandaas, waxaana ay warbahinta hor keenen masuulyiintii ay ku bedeli lahayeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News