Saxilnews.com
Deg Deg:– Daawo:– Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ku Baaqay Mudaharaad Deg Dega Iyo Mudada Ay Cayimeen
February 9, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) Qaarka mida xildhibanada golaha wakiilada Somaliland ayaa ku baaqay mudaharaad deg dega iyaga oo

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa gabi ahaanba bulshaweynta reer Somaliland ugu baaaqay mudaharaad deg dega isaga oo mudo kooban u qabtay waxanu yidhi “Waxan idiin sheegaya dadyow meel xunbaad taagan tihiine, hadii maanta iska dhicisaanw waxaana in uunbaynu naruuro leenahay, hadiii kale waa ay inoo dhamaaneysaa, waxaan idiinku baaqaya maalinta 12-ka amase 13-ka ee golaha la horkeeno ansixinta saldhiga milatari, hor kaalaya golayaasha, sidii aanu sameyn jiray sameeya, shacbiyoow kaalaya, waa inoo dhakhtarka halkeeni, waa inoo mudaharaad, bartaa istaaga feeto dhaha, waar maalin uun hadla, Isaaqow waar maxaad u hadli weydeen shalayto Daahir Riyaale waydinkii sida shinida ugu xoomayeee maxaad Siilaanyo maalin ugu soo bixi weydeen rogmaney oo waxba Kama nooline cunsuriyiin ayaad tihiine”

Waxaanu xildhibaankani ku dhaliilay bulshada reer Somaliland sidii ay madaxweynihii hore ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ay ugu mudaharaadi jireen ,laakiin aanay Siilaanyo ugu mudaharaadayn.

Sawirka:–Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ku Baaqay Mudaharaad Deg Dega

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News