Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Suldaan Abu Sufyaan Iyo Xubin Ka Tirsan Gudiga Kambaynka Kulmiye Oo Ku Biiray Xisbiga Waddani
October 21, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Suldaan Abu Sufyaan oo ka mid ah madax dhaqameedka beelaha Gabooyeiyo xubin ka mid ah guddida kaanbeyka gobalka Sanaag ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu biiren xisbiga Waddani .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News