Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :- Masuulyiintii Ugu Badneed Oo Iminka Hal Mar Ka Dareeray Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Waddani
October 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Masuulyiintii ugu badneed ee ka soo jeeda deeganka Koonfurta magaalada Hargeysa iyo degmada Salaxlay ayaa waxaa ay maanta hal mar ka dareereen xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye iyaga oo shaaciyey in ay si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News