Saxilnews.com
Deg Deg Daawo :-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kaadhkii Golaha Dhexe Qaatey Iyo Garabkii Kale Oo Mar Kale Shir Ku Dhawaaqey
November 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta kaadhkii golaha dhexe uu ka qaatey xarunta dhexe ee xisbigaasi waxana uu sheegay in maalinta bari ah xisigu qabsan doono shirkiisii aan caadiga aheyn .

Dhinca kale garabka Jamaal Cali Xussen ayaa shirkaasi ku tilmaamey mid xaraan ah oo aan shariga waafaqsaneen isla markaana waxaa ay mar kale ku dhawaqeen shir kale oo garabkoodu qaban doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News