Hargeysa (Saxilnews):- Xassan Cismaan Aadan Sabca oo ka mid ah garabka Jamaal Cali Xussen EeXisbiga UCID oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka hadley wada hadalo la sheegay in uu garabkoodu la furey xisbiyada Kulmiye iyo Waddani
Muddane Sabca waxaa uu sheegay in garabkoodu uu wada hadalo bilow ah la furay labada xisbi ee Waddani iyo Kulmiye isla markaana aanay ilaa wakhtigan aanay jirin wax go,aan ah oo la isla gaadhey
Sidoo Kale Mr.Sabca waxaa uu sheegay in garabkoodu uu wado dacwad ay hore u sheegen in ay ku soo oogi doonan gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=S-3_VltyrPU
https://www.youtube.com/watch?v=S-3_VltyrPU






