Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Garabka Jamaal Cali XUseen OO Hadda War Cusub Ka Soo Saaray Wadda Hadalkii Ay Kula Jireen Xisbiga Kulmiye
November 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Deg Deg Daawo Gudidii Wadahadalada U Qaabilsanayd Garabka Jamal Cali Xuseen Oo Gabi Ahaanba Joojiyay wadahadalkii ay la lahaayeen xisbiga Kulmiye siina wadi doonaa wadahadalkii ay kula jireen xisbiga waddani waxayna tani ku soo beegmaysaa xili loo dhag taagayo halkuu  ku biiri doona jamaal cali xuseen  waxaana la filaaya in maalmaha soo socda lagu dhawaaqidoono iyo qodobada ay isla qaateen Jamaal Iyo Xisbiga Waddani

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News