Saxilnews.com
Deg Deg:- Daawo:- Dr. Cali Khaliif Oo Ka Bad-Baaday Dil Iyo Sidii Loo Bad-baadiyay + Waxyeeladu Inta Ay Le’eg Tahay
February 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Laascaanood (Saxilnews)  Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeydh oo  maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ayaa ka bad-baaday dil waxaana ciidankiisa iyo dadweyne shacaba oo meesha ku kulmay dhex-maratay rasaas.

Intaas ka dib gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID injineer Faysal Cali Waraabe oo isku dayay inuu Cali Khaliif soo galiyo gudaha magaalada ayaanay suura-galin waxaanu safar dhinaca dhulka ah ugaga baxay dhanka magaalada Widh-widh

wixii warara ee danbe ka soo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doona wararkayaga danbe

Halkan  Ka Daawo

COMMENTS
Latest News