Saxilnews.com
Deg Deg Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Magacaabay Gudida Gurmadka Abaaraha Gobolka Togdheer
November 5, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Burco (Saxilnews)Gudoomiyaha gobolka Togdheer Mudane Maxamed Ibraahim adam “Qabyotire” ayaa maanta magacaabay gudida abaaraha heer gobol kuwaasi oo ka hawl gali doona samata bixinta dadka abaaruhu ku dhufteen ee ku nool deegaanada kala duwan ee ka tirsan Gobolka Togdheer, Waxaana ay ka kooban yihiin xubanahi gudida abaaraha heer gobol masuuliyiinta maamulka gobolka,degmada, isuduwayaasha laamaha dowlada, haayada madaxa banaan,ganacsato,dhakhatiir,haween iyo xubno kala duwan.

Halkan Hoose Ka Akriso magayada gudidaasi iyo Tiradooda.

unnamedunnamed-1

COMMENTS
Latest News