Saxilnews.com
DAWLADA XAMAR OO XULUFO MILATARI LA SAMAYSANAYSA ITOOBIYA IYO ERETARIYA XILI MUDO XILKEEDKII FARMAAJO DHAMAADAY!
March 31, 2021 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Raysal-wasaarihii hore ee somaliya cumar cabdirashiid cali sharmaake ayaa ka digay halista ka dhalan karta somaliya oo heshiish milatari la samaysanaysa dalalka itoobiya eretariya xili uu farmaajo safar ku jooga caasimada asmara ee dalka eretariya

Sidoo kale ex raysalwasaare cumar cabdirashiid ayaa ka digay heshiishka uu somaliya galin karo heshiishkan milatari.

COMMENTS
Latest News