Saxilnews.com
DARAASAD CUSUB OO DABOOLKA KA QAADAY TIRADA CARRUURTA MUSLIMKA AH EE KU NOOL DALKA BRITAIN OO AAD U KORODHAY 10-KII SANNO EE U DANBEEYAY
February 14, 2015 - Written by admin

LONDON(Saxilnews.com)-

DARAASAD CUSUB OO DABOOLKA KA QAADAY TIRADA CARRUURTA MUSLIMKA AH EE KU NOOL DALKA BRITAIN OO AAD U KORODHAY 10-KII SANNO EE U DANBEEYAY

February 13, 2015 – Written by Abdiqani Abdilaahi

062C898C0000044D-2950372-image-a-1_14237350902560974E059000005DC-2950372-image-a-2_1423735130456259A01A200000578-2950372-image-m-18_1423741450237Jimce, 13, 2015(Millicsi.com):-Tirada carruurta ardayda ah ee Muslimka ah ee ku nool dalka Britain, gaar ahaan England iyo , ayaa laba jibaarantay tobankii sanno ee u danbeeyay sida lagu sheegay daraasad faahfaahsan oo arrintan lagu sameeyay.

.

Sahamin tiro koob ah oo ay fuliyeen Guddiga Muslimka Britain, (MCB), ayaa tibaaxday in tirada dadka Muslimiinta ah ee dalkaasi ay korodhay muddo toban sanno ah laga soo bilaabo sannadkii 2001-dii, in ka badan hal milyan oo qof.259A01B200000578-2950372-image-m-12_1423741254242

 

berbera2002@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News