Saxilnews.com
Dagaalo Ka Dhex Bilaamay Tageeryasha Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Ee Burco Iyo Dad La Dhaawacay + Xisbiyada Oo Ka Hadlay
October 14, 2017 - Written by admin

Burco (Saxilnews.com)-Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE ee gobolka Togdheer ayaa xisbiga WADDANI ku eedeeyeen inay dhalinyaro ay soo abaabuleen ay soo weerareen xafiisyo xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Burco,waxaana eedayntan si adag uga jawaabay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Gudoomiyaha ololaha KULMIYE ee gobolka Togdheer

COMMENTS
Latest News