Saxilnews.com
Dadwaynaha Ku Nool Xaafad Kamida Magaalada Borama Oo Maanta Mudaharaaday
August 1, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Dadwaynaha xaafada Haya’yaabe ee magaalada borama ayaa maanta ka mudahaaraaday biyo iyo wado la’aan haysata xaafada, waxanay dhaliilo xoogan usoo jeediyeen maamulka gobolka awdal iyo ka degmada borama.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

COMMENTS
Latest News