Saxilnews.com
Daawo”Wasiirka Warfaafintu Waa Uu Ka Duwan Yahay Wasiirada Somaliland , Waxaana Uu Kursiga Ku Jooga Ceyda Ciro Iyo Xisbiga Waddani ” Maxamed Cabdilaahi Uurcade
February 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadewaxaa uu sheegay in hab dhaqanka wasiirka warfaafintu uu ka duwan yahay wasiirada kale ee Somaliland

Xoghayha ayaa waxaa uu wasiirka warfaafinta ku tilmaamay masuul kursiga wasiirnimo ku jooga ceyda Musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo xisbiga Waddani isla markaana waxaa uu sheegay in ay xisbi ahaan soo dhaweynayaan hadii uu Cadaani intaas shaqo ku helaayo

 

Sidoo kale xogyaha guud ee xisbiga Waddani waxaa u golaha guurtida ugu baaqay in ay muddo kordhinta ay sameynayaan ku dabakhaan mudada ay ku heshiyeen xukuumada , xisbiyada iyo gudida doorashooyinku

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News