Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasi Cabdilaahi Dahab xoghayha gobalada iyo degmooyinka xisbiga mucaaridka ahee Waddani ayaa waxaa uu madal ay goob ka aheyn wasiiro iyo gudoomiyaha Kulmiye banaanka ku soo dhigay dhaliilaha iyo gol doloolooyinka xukuumada
Siyaasigan ayaa waxaa uu sidoo kale si gaar ah uga hadley xaalka qodobadii xisbiga Kulmiye olalaha ku galay oo aan noqdey qaar aan fulin isla markaana ay ka mid yahiin madax baneenta idaacada iyo Tv ga qaranka , Biyo galinta Caasimada iyo cawaaqibka ka dhalan kara heshiisyada lagu wareejiye dekada iyo madaarka Berbera
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan