Daawo”Siyaasadii Arimaha Dibada Somaliland Waxey Noqotey Mid Ku Jirta Shandada Uu Wasiir Sacad Sito ” Xildhibaan Kijaandhe

0
88

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaan Axmed Nuur Kijaandhe oo ka mid ah mudanayaasha golahawakiilada Somaliland gaar ahaan ah gudoomiyaha gudida arimaha dibada ee golahaasi ayaa waxa uu saluug xoogan ka muujiyey siyaasada arimaha dibada ee Somaliland

Xildhibaanku waxaa uu sheegay in uu aad uga xun yahay meeqamka iyo meesha ay mareyso siyaasadii arimaha dibada Somaliland waxaana uu ku tilmaamay mid ku jirta shandada uu sito wasiirka wasaaradaasi Muddane Sacad Cali Shire

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

https://www.youtube.com/watch?v=KYW_I3ip8Qk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here