Saxilnews.com
Daawo”Saleebaan Gaal Waa Waslad Xun Oo Inagu Dhex Jirta Tan Iyo Faqashtii , Madaarka Berbera na Car Waa Ninka Keena Carab ……” Muj Cali Guray
February 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (SaxilNews):- Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbul xaakimka Kulmiye ayaa waxaauu weerar culus oo afka ku qaadey gudoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan oo uu ku sifeeyey waslad inagu dhex jirta ilaa faqashtii .

Sidoo kale Muj Cali Guray waxaa uu ka diyriyey in ay doorasho dalka ka dhacdo inta uu Saleeban gudoomiyaha Guurtida yahay .

Dhinca kale Muj Cali Guray ayaa waxaa uu eedeymo u jeediyey gudoomiyaha golaha wakiilada ahna musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani

Cali Yuusuf Axmed isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu wacad ku maray in aan Madaarka Berbera aan carab la keeni karin , hadii la keenan waxuu dhaar ku maray in dalka ay Itoobiya soo galin doonan oo Dekada iyo Madaarka ba ku wareejin doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News