Saxilnews.com
Daawo”Saldhiga Military Nabada Ayuu Baabiinayaa , Xildhibaanada Guurtida Iyo Wakiiladuna Waa In Ay Diidaan “… Siyaasi Kayse Cali Geedi
February 10, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddaniayaa waxaa uu maanta ka hadley saldhiga Military ee dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera

 

Siyaasigan ayaa waxaa uu sheegay in saldhiga Military uu nabad galyo daro keeni karo isla markaana waxaa uu labada golle baarlamaan ee Guurtida iyo wakiilada ugu baaqay in ay codkooda ku hor istaagan saldhigaasi xukuumadu u olaleynayso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News