Saxilnews.com
Daawo”Saldhiga Military Ee Berbera Waxaa Dabada Ka Riixeysa Dawlada …. ” Xildhibaan Qabiile Oo Siro Badan Fashiliyey
February 11, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanaaysha golaha wakiilada eelaga soo doorto gobalka Saaxil waxaa uu ka hadley saldhiga dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera .

Image may contain: 1 person

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu fashiliyey siro badan oo ku saabsan saldhigaasi waxaana uu sheegay in saldhigaasi ay dabada ka wado dawlada Mareykanku

 

Sidoo kale xildhibaanku waxaa uu sheegay in ciidanka halkaasi soo degi doona ee xaqiiqada ahi ay yahiin ciidan caloosha u shaqeystayaal ah oo ka tirsan dawlada Koonfur Africa isla markaana ay toobabar siin doonto shirkad ka tirsan dawlada Mareykanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News