Saxilnews.com
Daawo”Salaadiinta Habar Awal Iyo Habar Yoonis Habar Jeclo Ayey Baryayaan Oo Ay Leeyihiin Cod Na Siiya ..” Faysal Cali Waraabe
October 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Sxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu goob fagaare ah ka sheegay in saladiintii beelaha Habar Awal iyo Habar yoonis ay ku sugan yahiin magaalada Burco oo saladiinta Beesha habar Jeclo baryayaan iga oo ka codsanayana in ay codka doorashada siiyaan .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News