Saxilnews.com
Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo ku Nastay Magaalada DHERYALEY Oo Ah Halkii Uu ku Dhashay
January 27, 2015 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftigii uu Hugaaminayay Ee Safarka Shaqo ku marayay Gobolada iyo Dagmooyinka Dalka Ayaa intii ay safarkaa Shaqo ku guda jireen waxay mareen Magaaladii uu Madaxweyanaha Somaliland Ku Dhashay Ee DHERYALEY oo Ku taala Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya Kana Tirsan Degmada Bali-dhiig ee Gobolka Togdheer, Madaxweynaha Somaliland Oo tilmaamay In uu ku Farax-sanyahay In uu Yimaado isaga Oo Madaxweyne Ah Deegaankii Uu Ku Dhashay

COMMENTS
Latest News