Saxilnews.com
Daawo:Madaxweynaha JSL oo markii uu Gaadhay Deegaanka Wadaamogo Lagu Qaabilay Sacab iyo Mashxarad
January 27, 2015 - Written by admin

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wetigii Uu Huggaaminayay ayaa markii ay Gaadheen Deegaanka Wadaamago oo ka tirsan Gobolka Saraar Lagu Qaabilay Sacab, mashxarad, Ciyaaro Hido iyo Dhaqan Ah,

COMMENTS
Latest News