Saxilnews.com
Daawo”Berberi Wax Go Lagu Qaado Ka Weyn ..” Prof Ismaciil Buubaa
February 10, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Siyaasiga caanka ah ee Ismaciil Hurre Buubaa isla markaanaka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga hadley saldhiga Dawlada imaaradka laga siinayo magaalada Berbera .

Image may contain: 1 person, sunglasses, stripes, beard, closeup and outdoor

Prof Buubaa waxaa uu qaab aqoon leh uga digay khatarta Somaliland ay dhaxal siin karto saldhigaasi hadii si aan ka fiirsasho laheyn loo siiyo dawlada Imaaradka .

 

Sidoo kale Prof Buubaa waxaa uu ka digay cod dheerna ku sheegay in saldhiga Dawlada Imaaaradka laga siinayo magaalada Berbera uu Somaliland u keeni karo jahawareer iyo iska hor imaad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News