Saxilnews.com
Daawo:-“Xukuumadu Ha Ka Tanaasusho Saldhiga Military Ee Dawlada Imaaradka , Waayo ..” Siyaasi Cali Cantar
February 10, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Siyaasi Cali Cantar oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oomaanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu xukuumada madaxweyne Siilanyo ugu baaqay in ay joojiso oo ay ka tanaasusho dadaalka ay ugu jirto in saldhig Military magaalada Berbera laga siiyo dawlada Imaaradka

 

Muddane Cali Cantar waxaa uu sheegay in saldhigaasi hadii la baxiyo ay Somaliland u keeno karto dhibaatooyin ay ugu yar tahay mid bulshadeena soo gaadha , waxaana uu baarlamaanka Somaliland ugu baaqay in aanay laaluush qaadan ee arintaasi ay ka hor yimaadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News