Saxilnews.com
Daawo:-Xukuumadda Somaliland Oo Riig Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Kacaya Oo 15KM U Jirta Xuduudka Ay Somaliland La Leedahay Somaliya
February 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Wasaaradda khayraadka biyaha Somaliland ayaa ceel biyood ka qodey deegaanka Kacaya oo ka tirsan gobolka Xaysimo isla markaana 15Km u jirta xadka ay wadagaan dawladaha Somaliland iyo somaliya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=_8Mtn560Bv8

COMMENTS
Latest News