Saxilnews.com
Daawo:-“Xisbiga Kulmiye Waxuu Si Cad U Jabiyey Sharcigii Dalka ..”Afhayeenka Xisbiga UCID
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mr. Shabaash ayaawaxaa uu sheegay in xisbiga haya talada dalka Somaliland ee Kulmiye uu si cad u jabiyey sharciyadii iyo xeerarkii dalka u yaalay

 

Afhayeenka ayaa waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye uu sifo sharci daro ah xaflad soo dhaweyn ah ugu sameeyey xildhibaano ka tirsan golayaasha deeganka oo ka soo baxay xisbiga UCID isla markaana ay arintaasi sharci daro tahay sida uu sheegayo xeer 14

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News