Saxilnews.com
DAAWO XILDHIBAN MAXAMUD FIIQAY OO KA TIRSAN GOLAHA DEEGANKA DEGMADA BERBERA OO SHEEG IN AY AQBALEEN GO,AANKII AY QAATEEN ODAYAASHA BEESHIISU HADDII XUKUMADA WAX KA QABAN WAYDANA TABASHADA BEESHIISU QABTO AY ISKA CASIL DOON XILKA XILDHIBANIMO
May 10, 2016 - Written by cali abdilaahi

Berbera(Saxilnews.com)Daawo Xildhiban Maxamud Fiiqay Oo Ka Tirsan Golaha Deeganka Degmada Berbera oo Sheeg in ay Aqbaleen Go,aankii ay Qaateen Odayaasha Beeshiisu Haddii Xukumada Wax Ka Qaban Waydana Tabashada Beeshiisu Qabto ay iska Casil Doon Xilka Xildhibanimo Dhamaan Xildhibanada Golahaas Beesha kagaga Jira Fariin Adag ku kale Diray Madaxwaynaha iyo Madaxda Gobolka Saaxil iyo Cid kasta oo somalialnd Dananaysa

Waxaan uu sheegay in Dhamaan Xilalkii ay beeshiisu ka haysay gobolka saaxil laga wada qaaday xataa qof karaani ah aanu ka joogin gobolka saaxil

COMMENTS
Latest News