Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Qodob Qodob U Taxay Dhibaatooyinka Saldhiga Imaaradka Ee Berbera , Bulshadana Baaq U Diray 
February 10, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxiNews):- Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland oo maantawarbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ka hadleen Saldhiga Military ee xukuumadu rabto in ay magaalada Berbera ka siiso dawlada Imaaradka carabta

Image may contain: 3 people, people sitting, beard and indoor

Xildhibaanadan oo ayaa waxaa sidoo kale mid mid isku dul taageen dhibaatooyin Somaliland ugu iman kara hadii saldhig ciidan magaalada Berbera laga siiyo dawalda imaaradka

 

Sidoo kale waxaa ay xildhibaanadani bulshadii soo dooratey ugu baaqeen in aanay xukuumada ka aqbalin saldhigaas isla markaana ay codkooda iyo dareenkooda muujiyaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News