Hargeysa (SaxiNews):- Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland oo maantawarbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa ay ka hadleen Saldhiga Military ee xukuumadu rabto in ay magaalada Berbera ka siiso dawlada Imaaradka carabta
Xildhibaanadan oo ayaa waxaa sidoo kale mid mid isku dul taageen dhibaatooyin Somaliland ugu iman kara hadii saldhig ciidan magaalada Berbera laga siiyo dawalda imaaradka
Sidoo kale waxaa ay xildhibaanadani bulshadii soo dooratey ugu baaqeen in aanay xukuumada ka aqbalin saldhigaas isla markaana ay codkooda iyo dareenkooda muujiyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=bWymXmf6aYw