Daawo:-Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyey

0
17

Hargeysa (Saxilnews):- Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka dalka Jabuuti oo maalmihii ugu danbeeyey kusugnaa magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay saaka booqasho ku tageen xarunta guud ee baarlamaanka Somaliland

 

Xildhibaanadan ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta baarlamaanka Somaliland isa markaana waxaa faahfaahin laga siiyey qaabka uu u shaqeeyo baarlamaanku

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here