Saxilnews.com
Daawo:-Xildhibaan Nacnac oo Si Adag Uga Jawaabey Hadalo Ka Soo Yeedhay Dawlada Jabuuti Oo Ku Saabsanaa Saldhiga Military Ee Berbera 
February 20, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga hadley hadlay shalay ka soo yeedhay dawlada Jabuuti oo ku saabsanaa saldhiga Military ee Berbera .

Xildhibaanka ayaa waxaa uu dawlada Jabuuti ugu baaqay in ay kala ceeb ladaan Somaliland , waxaana u hoosta ka xariiqay in dalka Jabuuti oo dhul ahaan Somaliland aad uga jar ay ka furan yahiin 7 Saldhig isla markaana Sladhiga Berbera laga fureyna uu noqon doono Mid Somaliland u keena aqoonsi caalami ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

):-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaashagolaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga hadley hadlay shalay ka soo yeedhay dawlada Jabuuti oo ku saabsanaa saldhiga Military ee Berbera .

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu dawlada Jabuuti ugu baaqay in ay kala ceeb ladaan Somaliland , waxaana u hoosta ka xariiqay in dalka Jabuuti oo dhul ahaan Somaliland aad uga jar ay ka furan yahiin 7 Saldhig isla markaana Sladhiga Berbera laga fureyna uu noqon doono Mid Somaliland u keena aqoonsi caalami ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News