Saxilnews.com
Daawo:- Xildhibaan Golaha Wakiilada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Nuxurka Mooshin Uu Horkeenay Golaha Wakiilahaasi
November 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo faahfaahinka nuxurka mooshin uu maanta horkeenay golaha wakiilada Somaliland

Xildhibaan Tukaale oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka horkeenay golaha mooshin ujeedadiisu tahaya ansixinta degmooyinkii dhawaan uu madaxweynuhu magacaabay

Halkan Ka Daawo

 

COMMENTS
Latest News