Saxilnews.com
Daawo:-Xanuunka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Deegaanka Qurilugud+Tirada Dadka Ilaa Hadda U Dhintay Iyo Baaqa Bulshada Deegaanku Usoo Direen Xukuumadda Somaliland
February 28, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Xanuunka Jadeecada ayaa ka dilaacay deegaanka Qorilugud ee gobolka Buuhoodle oo kamida deegaanada ay abaartu saamaysay,waxaana ilaa hadda u dhintay xanuunkaasi Hal Qof.

Maamulka iyo bulshada deegaanka ayaa baaq u direy xukuumadda madaxwayne Siilaany.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=Vhl-f2-hHDM

COMMENTS
Latest News