Saxilnews.com
Daawo:-Wiilka Uu Sodaga U Yahay Madaxweyne Siilanyo AMB Baashe Cawil Oo La Weydiiyey Heerka Ay Leegtahay Awooda Uu Ku Leeyahay Xunka Dalka 
February 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Wiilka uu sodoga u yahay madaxweyne Siilanyo isla markaana ah safiirka dalkaimaaradka carabta AMB Baashe Cawil ayaa waxaa ay maanta qaar ka mid ah saxaafadu weydiisay heerka ay leegtahay awooda uu ku leeyahay xukunka dalka .

 

AMB Baashe Cawil ayaan si cad uga jawaabin su,aashaas balse waxaa uu sheegay in dadka warbahinta waxaas ka yidhaada ay yahiin qaar aan wax aan jirin warbaahinta mariya

 

Hadalkan ayaa waxaa uu ku soo beegamaya xili qaar ka mid siyaasiyiinta dalku ay ku eedeyan wiilkan uu madaxweyne Siilannyo sodoga u yahay in uu ka mid yahay dadka ay u gacan gashey xukunkii dalku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News