Saxilnews.com
Daawo:- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Oo Sheegay In Ay Ogolaadeen Suldaan Ay Hore U Diideen
October 4, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukumaddu ogolaatay Suldaan ay Hore u diiday oo ah Suldaanka Basan-buur “Aadan Madoobe”

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
Latest News