Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Kaluumeysiga Somaliland Oo Sheegay In Aanay Suurto Gal Aheyn Doorasho Madaxtinimo Oo Dalka Ka Dhacda
November 16, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada kaluumeysga iyo khayradka Bada Cali Jaamac Faraax Buureedoo maanta qaar ka mid ah warbaahinta ku hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka hadley xaalada abaareed ee ka jirta gobalada bariga dalka.

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in wakhtigan oo xaalada dalku ku jiraa ay adag tahay isla markaana abaaro xun ay ka jiraan ay adag tahay in doorasho ay dalka ka dhacdo

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News