Hargeysa(Saxilnews)Wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cumar Shuceyb Maxamed ayaa ka hadley nuxurka shir caalamiya oo ay kaga qayb galeen dalka jarmalka.
waxaanu wasiirku sheegay in saddex iyo labaatan ka mida ganacsatada u dhalatay dalkeenu ay ka qayb qaateen shirkaasi oo ahaa mid lagaga hadlayay fursadaha shaqo ee dalka Jarmalka ugu jira Somaliland.
Halkan Ka Daawo







