Saxilnews.com
Daawo:-Wasiirka Cadaalada Oo Ka Hadley Maxkamad Uu Dalbadey Xisbiga Waddani In La Soo Taago
November 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiirka wasaarada cadaalada Somaliland Axmed Faraax Cadareayaa waxaa uu ka jawaabey eedeymo maalintii shalay ahaa uga yimid xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi

COMMENTS
Latest News