Saxilnews.com
Daawo:— Wasiirka arrimaha gudaha iyo taliyaha ciidanka booliska oo hadalo is khilaafsan ka yidhi weerarka …….
November 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon iyo taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa hadalo isburinaya kaga hadlay weerarkii dhawaan diyaaraduhu ku qaadeen degmooyinka oodweyne iyo Bariisle.

Waxaanu wasiirku sheegay in ay jiraan weeraradani oo ay wadaan baadhitaan, hase ahaate uu taliyaha ciidanka boolisku uu isaguna waxba kama jiraan ku tilmaamay.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News