Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Bilowdey Olole Reeraysan Oo Ay Cod Ugu Raadineyso Musharax Muuse Biixi
November 28, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Samsam Cabdi Aadan wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland

  • ayaa waxaa ay bariga magaalada Burco ay ka bilowdey olale reeraysan oo ay cod ugu raadineyso musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi
  • Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ka hadleysay kulan ka dhacay magaalada Burco ayaa waxaa ay Qabiilka uu madaxweyne Siilanyo ka soo jeedo u sheegtay in ay Muuse Biixi doorkan u doortaan sidii beesha ay iyadu ka soo jeedo u doorteen Madaxweyne Siilanyo markii uu musharaxa madaxweyne ahaa
  • Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News